Banaan bax maanta ka dhacay Albaabka laga galo xarunta Madaxtooyada (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta mar kale afaafka hore ee xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ka dhacay banaan bax cabasho ah ay dhigayeen qaar ka mid ah Ciidamadii hore ee Naafada Qaranka ee ku dhaawacmay dagaalkii Itoobiya lala galay sanadkii 1977-kii. Naafada banaan baxa dhigaysay ayaa ka cabanayay in mudo dhowr bil ah aan la siin wax mushaar ah sidoo kale … Continue reading Banaan bax maanta ka dhacay Albaabka laga galo xarunta Madaxtooyada (Daawo Sawirada)